|
|
In English In Hmong In Vietnamese Sanadwalba, dadka baabuurta ku socda iyo kuwa lugta ah waxaa soo gaara dhawac iyo dhimasho kaga timaadda shilal iskudhicid ah ee tareenada. Ololaha Nolol-badbaadinta ee Minnesota waxa uu ka tirsan yahay Ololaha Nolol-badbaadin ee heer qaran ah ee ah hay'ad gaar ah ee samo fal ah ee waxbarid kuna howlan in laga dhameeyo shilalka, dhimashada ama dhaawaca ka dhaca isgoysyada haywayada iyo jidadka tareenada iyo goobaha ay leeyihiin jidadka tareenada. Doorka Ololaha Nolol-badbaadinta (OL) waa barashada sida dadweynaha loo badbaadiyo. Hadafka OL waa in la barro dadka si ay u gaaraan go'aamo nabadgalyo leh ee la xiriira tareenada iyo jidadkooda. Wxaan doonaynaa in ay dadka wata baabuurta iyo kuwa lugeynaya in ay fahmaan calaamadaha iyo tilmamaha iyo xaaladaha ay la kulmi karaan. Ololaha Nolol-badbaadinta waxaa kale ee uu dadka ka waaniyaa sida ay usoo gudbin lahaayeen marka uu qalabka isgoysyada jidadka tareenku ayna si hagaagsan u shaqaynayn. Goobtaan waxaa aad:
|
Contact Minnesota Operation Lifesaver, Inc.
651-328-3259; mnoperationlifesaver@yahoo.com
P.O. Box 301, St. Michael, MN 55376-0301
National Operation Lifesaver
Look, Listen, ... & Live!